26.4 C
Mogadishu

Tag: dhacay

Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug

Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada...

QM oo ka walaacsan xukuno dil ah oo ka dhacay Soomaaliya

New York —  Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka...

Amuuraha Islaamka: Qalalaasihii ka dhacay dalka Bangladesh

Amuuraha Islaamka: Qalalaasihii ka dhacay dalka Bangladesh Read More

Khasaaraha qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa saakay ka dhacay bar kaantalool oo ay ciidamada dawladdu ku baaraan...

Weeraro ka dhacay badda cas oo lagu beegsaday Markab ganacsi

Maamulka badaha ayaa baadhaya weeraro kala duwan oo la sheegay in lagu qaaday markab marayey biyaha badda cas, gaar ahaan, meel u dhow...

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Jowhar

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Jowhar Qarax ay ku dhinteen dad shacab ah ayaa maanta ka dhacay duleedka waqooyi ee magaalada Jowhar. Wariyaheena...

Faaqidaada: Doorashooyinkii ka dhacay Puntland

Faaqidaada: Doorashooyinkii ka dhacay Puntland Read More

Togaashooyin ka dhacay magaalada Boosaaso

Duhurnimadii maanta oo Isniin ahayd waxaa Magaalada Boosaaso togasho Lagu dilay Ustaad Khaalid Cali Khaalid oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda...

Barnaamijka Dhallinyarada: Tahriibka Dhallinyarda Soomaalida oo hoos u dhacay

Barnaamijka Dhallinyarada waxaa ku jira qodobo ay ka mid yihiin; Tahriibka Dhallinyarda Soomaalida oo hoos u dhacay, iyo waqtigaaga kuleylka xagaagga oo fursado...

Iska horimaad ka dhashay hub la isku haysto oo ka dhacay Caabudwaaq

Caabudwaaq —  Ilaa 12 qof ayaa ku dhimatay iska horimaad shalay ka dhacay degaan lagu magacaabo Shiila-Madow oo ku taal meel u dhow magaalada...

Wareysi: Sidee u dhacay qaraxii maqaayadda Top Coffee ee Muqdisho?

Muqdisho —  Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxii xalay lala beegsaday maqaayad ku taalla meel u dhow Daljirka Dahsoon oo booliisku sheegeen inay ku...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho —  Booliska Soomaaliya ayaa sheegay, in ugu yaraan 5 qof ay ku dhinteen, 20 kalana ku dhaawacmeen qarax xalay fiidkii ka dhacay bannaanka...

Recent articles

spot_img