Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Jowhar

0
138

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Jowhar

Qarax ay ku dhinteen dad shacab ah ayaa maanta ka dhacay duleedka waqooyi ee magaalada Jowhar. Wariyaheena Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan noo soo diray.

Read More