26.4 C
Mogadishu

Tag: dhacay

Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore...

5 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Luuq

Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ahi ay dumar...

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne

Beledweyne —  Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta...

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe

Balcad —  Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la...

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u...

Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe —  Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe,...

Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud oo ay ku dhinteen in ka badan 55 qof

Isku dhacyo hubeysan oo dhex maray Sabtidii laba beelood oo wada dega Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku...

Galmudug oo ka hadasha dagaal culus oo ka dhacay Ceeldheer, wareysi

Wararka ka imaanaya magaalada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi dagaal qaraar ku dhexmaray malayshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda...

Iska hor imaad ka dhacay saldhigga booliska Boosaaso

Boosaaso —  Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in iska hor-imaad uu ka dhacay saldhigga ciidanka booliska ee bartamaha ee magaalada Boosaaso. Iska horimaadkan...

Wareysiyo: Maxaa ka dhacay Berdaale?

Washington —  Masuuliyiin iyo xildhibaano kasoo jeeda deegaanka Berdaale ayaa sheegey in dagaalkii Sabtidii ka dhacay Berdaale uu u dhexeeyey maleeshiyo deegaanka ah iyo...

Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii Buurta Caalmadow ee Sanaag?

Boosaaso —  Duqeyn ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa la sheegay inay ka dhacday aag ka mid ah Buurta Caalmadow ee...

Recent articles

spot_img