Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq

0
168


Luuq — 
Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore ee saake billowday dagaal la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof.Dhinaca kale waxaa isa soo taraya baaqyada ka imaanaya mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland si loo joojiyo colaadda.Dagaaladii maanta ayaa wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad uu ka wareystay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi).


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here