28.9 C
Mogadishu

Tag: degmada

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Beelo lagu heshiisiiyay degmada Qoryooleey

Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay xalliyay colaad u dhaxeeysay beelo walaala ah oo dhawaan ku dagaallamay degmada Qoryooleey. Colaadda oo salka...

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam oo la dhaawacay

Muqdisho —  Koox hubaysan oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa dhaawac u gaystay guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam ee...

Dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq

Luuq —  Dagaal beeleed ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas. Dagaalka...

Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka...

Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore...

Maamulka degmada Eyl oo u digay burcad-badeedda

Boosaaso —  Kadib markii dhowaanahan ay kordheen falalka amaan darrada ah ee ay kooxo burccad badeed Soomaali ah ku weerarayaan maraakiibta iyo doomaha mara...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Bardaale

Baydhaba —  Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay...

Recent articles

spot_img