25.1 C
New York

Maamulka degmada Eyl oo u digay burcad-badeedda

Published:

[ad_1]

Boosaaso — 
Kadib markii dhowaanahan ay kordheen falalka amaan darrada ah ee ay kooxo burccad badeed Soomaali ah ku weerarayaan maraakiibta iyo doomaha mara marin biyoodka Soomaaliya, ayaa maamulka degmada Eyl waxaa uu ka digay in burcad badeedu ay la yimaadaan maraakiibta ay soo qafaashaan.
Waran waxa kasoo direy wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img