32.6 C
New York

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Published:

[ad_1]

Gaalkacyo — 
Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u dhaxeyay laba maleeshiyo beeleed kaas oo sababay dhimashada 7 qof iyo dhaawaca in ka badan 15 labada dhinac ah.Wariyaheena Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan nooga soo direy Gaalkacyo.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img