27 C
New York

Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe

Published:


Balcad — 
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la qaraxday gaari ay dad shacab ah la socdeen meel oo u dhow degaanka Qalimow ee gobalka Shabeellaha dhexe.Wariyaha VOA ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa gudoomiyaha Balcad Qaasim Cali Nuur ka wareystay khasaaraha shacabka soo gaaray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img