28.5 C
New York

Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

Published:


Kismaayo — 
Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo dhaliyey khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Maamulka Jubbaland ayaa guul ka sheegtay dagaalka maanta halkaasi ka dhacay.
Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa arimanaasi waxaa uu ka wareestay afhayeenka ciidamada Jubbaland Gaashaanke Sare Maxamed Faarax Daahir.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img