19.9 C
New York

Dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoos taga Caabudwaaq iyo Xeraale

Published:


Caabudwaaq — 
Wararka ka imanaya deegaano hoos taga degmada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ku soo warramaya in dagaal xooggan uu halkaas ka socdo.
Dagaalka ayaa u dhaxeeya laba maleeshiya beeleed oo halkaas wada dagan. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen dhowr qof, tiro kalena ay ku dhaawacmeen.
Guddomiyaha gobalka Galgaduud Cilmi Cali Ganey ayaa dagaalka uga warramay wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img