26.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyntii Amnesty

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warbixin hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ay shalay ku sheegtay in duqeymo mataano ah...

Microsoft says 75% of office workers already use AI at work

Microsoft In its Annual Work Trend Index, Microsoft has, unsurprisingly, published some fresh data around AI in the workplace. The big stat is that...

Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xeebta Boosaaso

Boosaaso —  Iska hor imaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay xeebta magaalada Boosaaso.Iska hor-imaadka ayaa u dhaxeeyey ciidamada...

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

Fallanqeyn: Maxay yihiin danaha Soomaaliya ugu jira heshiiska Kenya?

Nairobi —  Isniintii waxaa magaalada Nairobi heshiisyo la xiriiray dhinacyada amniga, difaaca iyo ganacsiga ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.Haddaba ahmiyadda heshiiskaas iyo...

Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo

Boosaaso —  Magaalada Boosaaso waxaa laga billaabay qorshe dib loogu howlgelinayo ciidanka ammaanka waddooyinka ee taraafikada.Arrintan ayaa wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud Yusuf...

Howlgallo lagu qaaday jidgooyooyin oo laga fuliyey Bardaale

Bardaale —  Maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa howgallo ay maalmahan fuliyeen ku guuleystay inay ku qaadaan jidgooyooyin yaalay degmada Bardaale ee Gobalka...

Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen shacab

Muqdisho —  Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha...

Galka Baarista: Sababaha hakiyey howlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab

Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dib u dhacyada soo-wajahay iyo sababaha hakiyey howlgalladii militari ee dowladda Soomaaliya iyo...

Wareysi: Heerka xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi —  Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maalinti labaab maanta ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadahadallo shalay dhexmaray madaxda...

Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub

Muqdisho —  Iskaashatada Kaluumeysiga Dan Kulmis, ayaa markii ugu horeysay in ka badan muddo 30 sano ah, waxa ay dowladda Soomaaliya ka rareysaa dhulkii...

8 AI chatbots you should use instead of ChatGPT

Microsoft Table of Contents Table of Contents Microsoft Copilot Google Gemini Perplexity Chatsonic Character.AI Anthropic Claude Pi AI Poe by Quora When ChatGPT launched in late 2022, it was a novelty. It didn’t take...

Recent articles