[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dib u dhacyada soo-wajahay iyo sababaha hakiyey howlgalladii militari ee dowladda Soomaaliya iyo shacabka iskaashanaya ee ka dhanka ahaa maleeshiyada Al-Shabaab.Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
[ad_2]
Read More

