19.9 C
New York

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

Published:


Nairobi — 
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan iyo qodobo kale.Kulanka ayaa yimid maalin kadib markii labada dowladood ay heshiisyo waa weyn oo dhinacyo badan ah ku saxiixdeen caasimada Kenya.Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intasar Saalax.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img