27.9 C
Mogadishu

Tag: Wasaare

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamza

Garoowe —  Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay howlgada ciidaankooda ay ka wadaan degaanada buuralayda ah ee ku yaalla gobolka Bari halkaasi oo oo maalmihii...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo beddelay wasiiro is-casilay

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda qorshaynta iyo wasiir ku-xigeenka waxbarashada kadib markii dhawaan ay xilkan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo safar ku tegay Baydhaba

Baydhaba —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho...

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ay booqasho uga billaabatay Kenya

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay...

Recent articles

spot_img