24.6 C
Mogadishu

Tag: Xamza

Scientist Matt Walker always wanted a dog, but allergies prevented him from having one. News As an undergrad at Harvard and then a research associate at Columbia University, he was using Crispr, the Nobel Prize–winning gene editing technology,...
including looking straight up at the ceiling from your bed. When I tried this setup using the small, battery-powered BenQ GV50—which the brand markets as a ceiling projector—it worked well. I can’t say the picture quality...

Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen...

Xamza oo ka digay ciidan uu sheegay in lagu daabulayo Kismaayo

Muqdisho —  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamzz Cabdi Barre ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbland laga daabbulayo ciidamo uu tilmaamay in loogu...

Xamza oo si kulul uga hadlay doorashada Jubaland

Kismaayo —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo madaxweynaha...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo beddelay wasiiro is-casilay

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda qorshaynta iyo wasiir ku-xigeenka waxbarashada kadib markii dhawaan ay xilkan...

Xamza oo sheegay in aanu burburin shirka Golaha Wadatashiga

Muqdisho —  Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo...

Ra’isil-wsaare Xamza oo dhiirgeliyay maalgashiga dalka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in la gaaray waqtigii hay'adaha madaxa-bannaan, ganacsatada iyo dowladda dhexe u midoobi lahaayeen sidii la...

Ra’isulwasare Xamza oo booqday dhaawacyada la geeyay Isbitalka Erdogan

Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xalay booqday qaar ka mid ah dadki lagu dhaawacay qaraxi Xeebta Lido, kuwaas oo la geeyay Isbitalka...

Xamza oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ayaa xalay booqday xarunta ganacsiga BBS Mall ugu weyn ee...

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ay booqasho uga billaabatay Kenya

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay...

Xamza: “Ma aqbalayno in mar kale aan ku laabano doorashadii teendhada”

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegayin xukuumadda ay ka go’an tahay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod...

Recent articles

spot_img