24.1 C
New York

Ra’isulwasare Xamza oo booqday dhaawacyada la geeyay Isbitalka Erdogan

Published:



Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xalay booqday qaar ka mid ah dadki lagu dhaawacay qaraxi Xeebta Lido, kuwaas oo la geeyay Isbitalka Erdogan ee magaalada Muqdisho.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdulqadir OK.

No media source currently available

Pop-out player


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img