Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo

0
162


Boosaaso — 
Magaalada Boosaaso waxaa laga billaabay qorshe dib loogu howlgelinayo ciidanka ammaanka waddooyinka ee taraafikada.Arrintan ayaa wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud Yusuf uu ka wareystay Gaashaanle Sare Maxmed Finiin Yuusuf, oo ah ku-xigeenka hoggaanka nabadgalyada waddooyinka ee Boosaaso.


Read More