26.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Mbappe oo xaqiijiyay inuu ka tagayo PSG, kooxde ayuuse ku biirayaa?

Paris —  Xiddiga kubadda cagta Faransiiska Kylian Mbappé ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa bulshada ee X Jimcihii ku sheegay inuu ka tagi doono...

Check your Samsung Galaxy S22 for a big update right now

Samsung Galaxy S22 Andrew Martonik / Digital Trends Samsung is finally fulfilling its promise in the post-Galaxy S24 launch era. The company, via an official...

Maxaad ka ogtahay 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii?

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10...

Faaqidaadda: Horumarka iyo caqabadaha warbaahinta Puntland

Boosaaso —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda...

QM oo ka falcelisay dalabkii dowladda Soomaaliya

Washington —  Dawladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in albaabada la iskugu dhufto xafiiskeeda siyaasadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan UNSOM. Arrintaas ayaa...

Xamza oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ayaa xalay booqday xarunta ganacsiga BBS Mall ugu weyn ee...

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Boosaaso —  Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay dalcadda laamiga ah ee Dureera oo qiyaastii 17KM u jirta magaalada...

Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM

Muqdisho —  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705...

NISA oo ‘gacanta ku dhigtay’ shabakad Al-Shabaab ah

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay hawlgal kusoo qabatay 12 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab. Hay'adda ayaa...

Bandhigga VOA: Dhibaatada xanuunka isku furanka ee dumarka

Bandhigga VOA: Dhibaatada xanuunka isku furanka ee dumarka Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada xanuunka isku furanka ee dumarka ku...

Digniin laga soo saaray fatahaado laga cabsiqabo inay ka dhacaan Soomaaliya

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday inay feejignaadaan bulshada ku dhaqan deegaannada u dhow wabiyada iyo dooxooyinka biya mareennada ah, kadib markii gudiga...

Real Madrid oo muujisay inay weli tahay boqortooyda Yurub

Madrid —  Real Madrid ayaa muujisay inay wali tahay boqortooyada kubada cagta ee Yurub, kadib markii ay 2-1 uga badisay kooxda ay Yurub ku...

Recent articles