24.9 C
New York

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Published:

[ad_1]

Boosaaso — 
Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay dalcadda laamiga ah ee Dureera oo qiyaastii 17KM u jirta magaalada Boosaaso.Shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo nooca xamuulka qaada ah.Fadaaumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan nooga soo dirtay Boosaaso.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img