26.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi —  Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta Nairobi ku kala saxiixday heshiisyo ay ka mid yihiin iskaahsiga difaaca, amniga, iyo ganacsiga.Hehsiisyadan ayaa daba...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ay booqasho uga billaabatay Kenya

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay...

QM: Kumanaan qof ayaa ku barakacay roobab ku da’ay Soomaaliya

Muqdisho —  Xafiiska Qaramada Midoobay ee bani’aadannimada ayaa sheegay in roobabka da’aya ee guud ahaan gobolka Bariga Afrika saameeyeen ilaa 600,000 oo qof.OCHA ayaa...

Warar ugu dambeeyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Gedo

Luuq —  Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Gedo ka socday, gaar ahaan inta u dhaxeeysa dagmooyinka Luuq iyo Dooloow, howlgalo lagula dagaalamayay kooxda Al-Shabaab.Haddaba...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda xorriyadda hadalka ee Soomaaliya

Washington —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan toddobaadkan ku eegeyna; xaaladda xorriyadda hadalka Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). No media source...

Dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed oo lagu qabtay xeebaha Jubaland

Kismaayo —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen ugu yaraan afar qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay falal burcad badeednimo...

Tirada dilalka dhallinyarada Soomaalida Minnesota oo korortay

Washington —  Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka...

Laftagareen oo gudoomiye cusub u magacaabay gobalka Bay

Baydhaba —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bay. Maxamed Isaaq Caracas oo horey u ahaa guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa...

Booliska oo beeniyay ‘xabaala-qodista’ Muqdisho

Muqdisho —  Afhayeen u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa beeniyey warar la isla dhexmarayey oo sheegayey in ehelada qaarkood ay la baxayaan maydka ehelkooda ku...

Barn. Caweyska Washington: Cabdulqaadir Mayow Buunis

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaadna ku maqli doontaan qeybta labaad ee wareysi...

Martida Makarafoonka: Maxamed Cismaan Xaaji

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Maxamed Cismaan Xaaji oo ah Guddoomiyaha Dalladda...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Recent articles