Barn. Caweyska Washington: Cabdulqaadir Mayow Buunis

0
160


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaadna ku maqli doontaan qeybta labaad ee wareysi uu Barnaamijka siiyay Cabdulqaadir Xuseen Mayow (Buunis). Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here