Warar ugu dambeeyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Gedo

0
160


Luuq — 
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Gedo ka socday, gaar ahaan inta u dhaxeeysa dagmooyinka Luuq iyo Dooloow, howlgalo lagula dagaalamayay kooxda Al-Shabaab.Haddaba mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyey halka ay marayaan howlgalladaas iyo waxa illaa hadda u suurta-galay.Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here