26.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Saameynta daadka ka dhashay roob ka kala da’ay Hiiraan iyo J.Hoose

Roobka xilliga guga oo ilaa toddobaadkii la soo dhaafay si goos goos ah uga da’ayay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saameyn...

The Rabbit R1 is one of the worst gadgets I’ve ever reviewed

“The Rabbit R1 was supposed to be one of the hottest AI gadgets of the year. Instead, it's a buggy, flawed, and unsuccessful...

Faaqidaadda: Dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada Yurub

Faaqidaadda: Dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada Yurub Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada...

Wareysi: Soomaaliya iyo maalinta xorriyadda saxaafadda

Muqdisho —  Maanta oo kale 3-da May, waxaa sanad walba dunida laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda.Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka, ee uu aasaasay golaha loo...

Wareysi: Xuska maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda

Washington —  Maanta waa saddexda May, 2024-ka, waxaana dunida laga xusayaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Soomaaliyana waxay ka mid tahay meelaha dunida ee ugu halista...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey heshiis kale oo lala galay Turkey

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey heshiis iskaashi oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, sida lagu...

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta...

Kulamo la xiriira doorashadii qof iyo cod ee Puntland oo la qabtay

Garoowe —  Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo...

Warbixin: Heerka shaqa la’aanta Soomaaliya

Iyadoo shalay meelo badan oo caalamka ah laga xusay munaabadda maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan kowda May ayaa Soomaaliya oo kamid ah...

The Rabbit R1 is hiding a big secret

Joe Maring / Digital Trends Table of Contents Table of Contents The Rabbit R1’s Android secret A few curious things “This is supposed to be a simpler companion...

Hoggaanka militariga Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kulmay Muqdisho

Muqdisho —  Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Brigadier General Ibraahim Sheekh Muhyadin ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay, Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee ciidamada...

Recent articles