26.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Xamza: “Ma aqbalayno in mar kale aan ku laabano doorashadii teendhada”

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegayin xukuumadda ay ka go’an tahay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod...

Soomaaliya oo taageero horleh u heshay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

Muqdisho —  Kal-fadhigii saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta iyo Waddamada Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa lagu caddeeyay taageerada amnigooda, xasilloonida, midnimada,...

Warbixin: Baraha Bulshada iyo baahinta wararka aan xaqiiqdooda la hubin

Hargeisa —  Inkastoo saxafiyiin badan oo adeegsada warbaahinta baraha bulshada ay sugaan saxnimada wararka ay ku baahinayaan baraha bulshada ee ay gaarka u leeyahiin...

Madaxa sirdoonka Turkiga oo yimid Muqdisho

Muqdisho —  Madaxa sirdoonka Turkiga ayaan booqasho aan horey loo sii shaacin maanta ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.Ibraahim Kalin ayaa markii uu yimid...

Shirka hirgelinta hannaanka dib-u-heshiisiinta qaran oo ka fumay Muqdisho

Muqdisho —  Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir loogu magacdaray “Geeddi-socodka Hirgelinta Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran”, oo uu daahfuray Ra’iisul Wasaare Xamza...

Daadad laga cabsi qabo inay mar kale ku dhuftaan Soomaaliya

Muqdisho —  Meelo badan oo ka mid ah Geeska Afrika waxaa ku soo rogmadey daadad ka dhashey xili roobaadka gu’ga oo dhawaan curtay. Soomaaliya...

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu dilay shaqaalaha Hormuud

Muqdisho —  Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii shalay lagu qaaday shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo ay ku dhinteen lix ka...

Afar qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Ceel Waaq

Ceel Waaq —  Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa lix kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay magaalada Ceel Waaq Kenya...

QM oo sheegtay inay kordheen dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya

Muqdisho —  Warbixin uu soo saaray xafiiska Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaaiyay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha Soomaaliya.Warbixinta ayaa...

Biriq xoolo ku dishay gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya degaan hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in biriq ay ku dishay xoolo door ah oo ay...

43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarriqantay meel u dhaw Garisa

Gaarisa —  Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay in ay...

Maleeshiyo Shabaab ka goystay oo Dowladda isu dhiibay

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isu soo dhiibeen malleeshiyo kasoo goystay ururka Al Shabab oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso ilaa 100...

Recent articles