24.9 C
New York

Warbixin: Baraha Bulshada iyo baahinta wararka aan xaqiiqdooda la hubin

Published:

[ad_1]

Hargeisa — 
Inkastoo saxafiyiin badan oo adeegsada warbaahinta baraha bulshada ay sugaan saxnimada wararka ay ku baahinayaan baraha bulshada ee ay gaarka u leeyahiin ayaa haddan waxaa jira dhalinyaro badan oo baahiya warar aan xaqiiqdooda iyo dhiili tirnaantooddu muran badan ka dhax dhiga baraha buslshada.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img