25.7 C
New York

QM oo sheegtay inay kordheen dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Warbixin uu soo saaray xafiiska Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaaiyay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha Soomaaliya.Warbixinta ayaa shaaca ka qaadday in dagaallada iyo fatahaadaha ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya ay barakiciyeen in ka badan 88 kun oo qof saddexdii bilood ee u horeeyay sanadkan 2024-ka.Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img