27.2 C
Mogadishu

Tag: sheegtay

Pool robots have become remarkably capable over the last few years. What started as simple cleaners designed to remove debris from the bottom of a pool has evolved into a new category of intelligent systems...
OpenAI is laying out a future where advanced AI reaches billions of people, not only the companies and governments racing to control it. Its latest plan centers on an AI for everyone, a personal AGI...

Sabti, Apr 19, 2025-Puntland oo sheegtay inay Daacish ka sifaysay Togga Miiraale oo ahaa farriisimihii ugu adkaa ee kooxda ku harsanayd

Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka...

Talaado, Apr 1 , 2025-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuu hakad galay Duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho+Sababta

Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuu hakad galay Duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho+Sababta ...

Axad, Mar 30, 2025-Somaliland oo sheegtay in Puntland ay ku lug leedahay budhcad-badeedda iyo kooxaha xagjirka ah

Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland, oo iska difaacday eeddo ay Puntland ku sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha xagjirka...

Dowladda oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 41 ka mid ah Al Shabab

WASHINGTON — War saxaafadeed xalay ka soo baxay hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah

Muqdisho —  Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka...

NISA oo sheegtay in 16 Al-Shabaab ah ay ku dishay Basro

Basro —  Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...

Dowladda oo sheegtay in la dilay horjooge sare oo ka tirsan Al Shabab

MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee loo soo gaabiyo "NISA" ayaa xalay shaacisay, in duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha...

Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu garaacay Al Shabab

MUQDISHO — Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeelaha Dhexe lagu...

Ciidamada Puntland oo guulo ka sheegtay dagaalka Daacish

Boosaaso —  Afhayeenka ciidamada Puntland, General Maxamuud Maxamed Faadhigo, oo ka hadlay xaaladda dagaalka ay ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Daacish, ayaa VOA u...

Talaado, Jan 21, 2025-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u...

Puntland oo sheegtay in ay guulo ka gaartay dagaalka ay kula jirto Daacish

Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Maxamed Cabdinuur oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa uga warramay hawlgalladda ciidamadda Puntland ay kula dagaalamayaan kooxda Daacish ee...

Dowladda oo sheegtay in ay doorasho ka qabaneyso Gedo

Garbahaarey —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 8 degmo oo ka mid ah gobolka Gedo loo asteeyey in ay ka dhacdo doorasho...

Recent articles

spot_img