19.9 C
New York

Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu garaacay Al Shabab

Published:


MUQDISHO — Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeelaha Dhexe lagu bartilmaameedsaday, malleeshiyo firxad ahaa oo ka tirsanaa Al Shabab.
Dowladdu waxay sheegtay in malleeshiyada la weeraray ay ahaayeen kuwo lagu jebiyay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Alkowsar ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Warbixin kooban oo arrintaasi ku saabsan waxaa innoo haya Nur Hassan Nur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img