25.6 C
New York

Daadad laga cabsi qabo inay mar kale ku dhuftaan Soomaaliya

Published:


Muqdisho — 
Meelo badan oo ka mid ah Geeska Afrika waxaa ku soo rogmadey daadad ka dhashey xili roobaadka gu’ga oo dhawaan curtay.
Soomaaliya oo hadda uun bilowdey in ay ka soo kabsato daadakii Al Nino ee deyrta ayaa haddana laga cabsi qabaa in xilli roobaadkan gu’ga ay haddana biyo qaadaan deegaano badan.
Haddaba waxaan arrimhaas ka wareysanay Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran Maxamuud Macallim Cabdulle oo ku sugan magaalada Muqdisho.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img