25.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Ceelasha Biyaha

Muqdisho —  Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu. Ilo wareedyo ka...

Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda maalgashiga Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda maalgashiga Soomaaliya Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur...

Suuqyo cusub oo kusoo kordhay magaalada Hargeisa

Hargeisa —  Iyadoo wali uu socdo dhismaha Suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa ee gubtay sanadkii 2022 ayay ku soo kordhayaan suuqyo cusub iyo goobo...

Martida Makarafoonka: Dr. Xassan Hoosow, La-Taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horrantii sannadkii hore ku baaqay in is-beddel lagu sameeyo xaaladda Soomaaliya ee xilligan, isaga oo sheegay inay muhiim tahay in...

Jabuuti oo qeyb cusub ku soo kordhisay kulliyadda Injineeriyadda ee Jaamacadda Jabuuti

Wasaaradda Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa Jaamacadda Djibouti ku soo kor dhisay xarun isugu jirta shaybaar, iyo cilmi baaris loogu talogalay ardayda barata...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington

Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Barnaamijka waxaa soo...

Kooxda Leicester City oo kusoo noqotay horyaalka Premier League

Kooxda Leicester City ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka Premier League Jimcihii kadib markii kooxda ay xafiiltamaan ee Leeds United ay 4-0 ku...

Kenya flooding death toll climbs to 70 since March

, 2024-04-26 20:44:49 , More than 120,000 people have been displaced, Kenyan government says, with 22 others injured and eight reported missing.Flooding and...

Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la leexsaday qaar ka mid ah raashinkii DANAB

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in qaar ka mid ah raashinka ciidamada Kumandoosta Danab ee Mareykanka uu tababaro ay leexsadeen saraakiil ka tirsan...

Faaqidaadda: Doorashooyinka la madlay ee Somaliland

Faaqidaadda: Doorashooyinka la madlay ee Somaliland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Siyaasadda Somaliland iyo doorashooyinka la madlay inay dhacaa bisha November...

Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaallamay Diinsoor

Baydhaba —  Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay heshiis kala dhex dhigtay beelo wada daga Degmada Diinsoor oo dagaallo u...

Recent articles