31.4 C
New York

Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaallamay Diinsoor

Published:

[ad_1]

Baydhaba — 
Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay heshiis kala dhex dhigtay beelo wada daga Degmada Diinsoor oo dagaallo u dhaxeeyeen mudooyinkii ugu dambeeyey.
Beelaha ayaa la sheegaya ainay iska dileen dad ku dhow ilaa toban ruux.
Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img