24.3 C
Mogadishu

Tag: Heshiis

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Bankiga IBS iyo Hay’adda Qaxootiga oo heshiis ku saxiixday Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa heshiis ku gaaray Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka iyo Bankiga ganacsiga ee IBS, kaasi oo wax looga qabanayo...

Heshiis ay gaareen warbaahinta madaxa banaan iyo dowlad goboleedka Puntland

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta...

Wareysi: Heshiis laga gaaray murankii shirkadaha Uber, Lyft iyo darawallada Minnesota

Minneapolis —  Aqalka Sare ee Senate-ka gobolka Minneosta ayaa Isniintii meelmariyay hindise sharciyadeed ugu yaraan 20% kordhinaya dakhliga darawallada kasoo gala shirkadaha taksiyada ee...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey heshiis kale oo lala galay Turkey

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey heshiis iskaashi oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, sida lagu...

Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaallamay Diinsoor

Baydhaba —  Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay heshiis kala dhex dhigtay beelo wada daga Degmada Diinsoor oo dagaallo u...

Recent articles

spot_img