23.4 C
New York

Wareysi: Xuska maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda

Published:

[ad_1]

Washington — 
Maanta waa saddexda May, 2024-ka, waxaana dunida laga xusayaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Soomaaliyana waxay ka mid tahay meelaha dunida ee ugu halista badan saxaafadda.
KHadka telefoonka ee Muqdishu ayaan kula xiriiray Siciid Fadhaye oo ah filim-sameeye Soomaali ah oo sawirro iyo muuqaallo dadka aad uga hadlaan kasoo duuba gobollada dalka.
Ugu horrayn waxaan weydiiyey sheekada ay gudbiyaan muuqaallada uu xulanayo duubistooda?

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img