23.8 C
New York

QM: Kumanaan qof ayaa ku barakacay roobab ku da’ay Soomaaliya

Published:


Muqdisho — 
Xafiiska Qaramada Midoobay ee bani’aadannimada ayaa sheegay in roobabka da’aya ee guud ahaan gobolka Bariga Afrika saameeyeen ilaa 600,000 oo qof.OCHA ayaa sheegtay in Soomaaliya roobabka gu’ga ay saameeyeen 163,000 oo qof kuwaasi oo 37,000 oo ka mid ah ay barakaceen.Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img