19.9 C
New York

Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xeebta Boosaaso

Published:


Boosaaso — 
Iska hor imaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay xeebta magaalada Boosaaso.Iska hor-imaadka ayaa u dhaxeeyey ciidamada amniga Puntland iyo rag la sheegay inay hub kasoo dejinayeen xeebta Boosaaso.Wariyaha VOA-da Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img