25.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Puntland: 20,000 oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

Garoowe —  Guud ahaan deegaannada Puntland ayaa waxaa ka socda imtixaanaka shahaadiga ah ee ardayda ka baxaysa fasalada dhexe iyo sare kaasi oo ay...

Wareysi: Saabey oo la hadlay VOA kadib eedihii lagu waayey

Muqdisho —  Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dhawaan danbi ah ku weysey qaar ka mid ah mas’uuliyiin xilal soo qabtay oo lagu eedeeyey musuq-maasuq.Dadka la...

Deegaano ka tirsan Awdal oo duurjoogta ay haraad ugu dhimanayaan

Boorama —  Deegaano ka tirsan gobolka Awdal ayaa maalmahan laga soo sheegay in duurjoogta qaarkood ay haraad u dhimaanayaan xilli ay sii kordhayaan dhibaatooyinka...

Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka

Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka...

Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii Buurta Caalmadow ee Sanaag?

Boosaaso —  Duqeyn ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa la sheegay inay ka dhacday aag ka mid ah Buurta Caalmadow ee...

Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa’il ee ka socda gobollada dhexe

Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada iyo...

Dowladda Soomaaliya oo sheegatay dilka horjoogeyaal Al-Shabaab ah

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ay la kaashadeen saaxiibada caalamka ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee...

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday

Muqdisho —  Munaasabad lagu daah furayey baaris caafimaad oo dhinaca aragga la xiriirta ayaa loo sameeyey ardayda dhigata Jaamacada Ummadda, kuwaas oo ka kala...

Wareysi: Xaggee ayuu marayaa qorsha dhimista ciidamada ATMIS ee jooga Jubaland?

Washington —  Wafdi ka socda ka socda maamul goboeedka Jubaland ayaa ku sugan magaalada Ceelwaaq ee Soomaaliya halkaasi oo ay kula kulmeen saraakiil ka...

Why Samsung has the most exciting Copilot+ PC right now

Luke Larsen / Digital Trends Table of Contents Table of Contents Design efficiency Galaxy AI Pricing concerns We were just inundated with a whole slew of new Windows laptops....

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda beeraha iyo beeraleyda Soomaaliya

Washington —  Sannadihii ugu dambeeyay waxaa hoos u dhac lixaad leh ku yimid wax soo saarka beeraha Soomaaliya, sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo...

James Swan oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho —  James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada...

Recent articles