31.5 C
New York

Wareysi: Saabey oo la hadlay VOA kadib eedihii lagu waayey

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dhawaan danbi ah ku weysey qaar ka mid ah mas’uuliyiin xilal soo qabtay oo lagu eedeeyey musuq-maasuq.Dadka la eedeeyey waxaa ka mid ahaa Muxuyadiin Xassan Jurus Saabey, oo soo noqday agaasimihii waaxda canshuuraha Berriga.Falastin Ahmed Iman ayaa khadka telfoonka kula xiriirtey, waxayna weydiisey sida uu u arko go’aanka maxkamadda.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img