24.4 C
Mogadishu

Soomaaliya

What is Recall? Window’s controversial new AI feature, explained

Luke Larsen / Digital Trends Table of Contents Table of Contents What is Recall? Why are people so upset about it? What devices can use it? When Microsoft went...

Faaqidaadda: Xaaladda iyo tayada waxbarashada Soomaaliya

Faaqidaadda: Xaaladda iyo tayada waxbarashada Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxbarashada iyo sida ugu wanaagsan ee sare loogu qaadi karo. Read...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Bardaale

Baydhaba —  Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay...

Deni oo ku baaqay wadahadal xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo federaalka

Garoowe —  Madaxweyne dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo shalay ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland, ayaa ku baaqay in la...

Bandhigga VOA: Isbitaalka Hargeysa iyo daweynta xanuunka kansarka

Bandhigga VOA: Isbitaalka Hargeysa iyo daweynta xanuunka kansarka Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa iyo daweynta...

OpenAI strikes major deal with News Corp to boost ChatGPT

Rolf van Root / Unsplash OpenAI has struck a major deal with News Corp to access content to train its AI models, the companies...

Muxuu Dr. Xabeeb ka yiri kororka dadka qaba xanuunnada maskaxda?

Cadaado —  Sannadihii ugu dambeeyay waxaa aad ugu soo badanayay Soomaaliya, dadka ay soo ridanayaan xanuunnada ku dhaca maskaxda.Haddaba maxay tahay sababtu? Su'aashi iyo...

Muxuu ka dhigan yahay is-bedelka Sanbaloolshe ee xilalka NISA?

Muqdisho —  Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi. Waxaa Talaadadii...

Wareysi: Heshiis laga gaaray murankii shirkadaha Uber, Lyft iyo darawallada Minnesota

Minneapolis —  Aqalka Sare ee Senate-ka gobolka Minneosta ayaa Isniintii meelmariyay hindise sharciyadeed ugu yaraan 20% kordhinaya dakhliga darawallada kasoo gala shirkadaha taksiyada ee...

The first Copilot+ PC has been tested — and it destroys the MacBook

Luke Larsen / Digital Trends We’ve heard a lot about Microsoft’s new Copilot+ PCs over the past few days, but we can finally put...

Barnaamijka Dhallinyarada: Arrimaha diiradda lagu saaray xuskii 15-ka May

Barnaamijka Dhallinyarada: Arrimaha diiradda lagu saaray xuskii 15-ka May Read More

Ruushka oo lagu eedeeyay ‘in uu Yurub u tahriibinayo’ muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

Warsaw —  Ra'iisul Wasaaraha Poland, Donald Tusk ayaa Talaadadii ku eedeeyay "Dawladda Ruushka" isku day ay kumannaan muhaajiriin ah oo Afrikaan ah uga tahriibinayso...

Recent articles