Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda beeraha iyo beeraleyda Soomaaliya

0
163


Washington — 
Sannadihii ugu dambeeyay waxaa hoos u dhac lixaad leh ku yimid wax soo saarka beeraha Soomaaliya, sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo fatahaadaha ka dhasha roobabka iyo duufaanta isbedelka cimilada.
Haddaba, waxaan bartaamijka Wicitaanka toddobaadkan ku eegeynaa wax soo saarka beeraha Soomaaliya, waxaana marti ku ah wasiirka beeraha iyo waraabka Maxamed Cabdi Xayir Maareey.
Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here