24.9 C
Mogadishu

Tag: Dhageystaha

I wasn’t among the first to install the iOS 27 developer beta, but once I did, I began appreciating the changes Apple has made. The Photos app, in particular, has received one of its most...
The Williams sisters, Andy Murray and Novak Djokovic are back at Wimbledon. What year is it again? Sports News The mention of those names may make it feel like we're stuck in a timewarp - but, no, it...

Wicitaanka Dhageystaha: Maxamuud Macallim Cabdulle

Muqdisho —  Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo...

Wicitaanka Dhageystaha: Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga

Wicitaanka Dhageystaha: Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Read More

Wicitaanka Dhageystaha: Manhajka Ileys Af Soomaali

Ku soo dhowaada barnaamijka wicitaanka dhegaystaha, waxaa marti ku ah Nimco Nur oo ah macallim wax Af-Soomaaliga ka dhigta iskuullada dalka Finland, isla...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya

Kismaayo —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti...

Wicitaanka Dhageystaha: Sida loo ilaalin karo luuqadda Soomaaliga

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay sida loo ilaalin karo luuqadda Soomaaliga loogana hortagi karto inay tiranto. Waxaa marti ku ah...

Wicitaanka Dhageystaha: Kaalinta dhallinyarada ee horumarinta deegaanka

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarinta deegaanka, waxaana marti ku ah Najma...

Wicitaanka Dhageystaha: Aamina Xaaji Cilmi

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay yihiin tacaddiyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka ku nool...

Wicitaanka Dhageystaha: Hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee Galmudug

Washington —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan xaaladda amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo ay ka dhaceen dagaallo beeleed iyo kuwa...

Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda xoolaha iyo xoola-dhaqatada Soomaaliya?

Washington —  Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda beeraha iyo beeraleyda Soomaaliya

Washington —  Sannadihii ugu dambeeyay waxaa hoos u dhac lixaad leh ku yimid wax soo saarka beeraha Soomaaliya, sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo...

Wicitaanka Dhageystaha: Dhallinyarada Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha: Dhallinyarada Soomaaliya Read More

Recent articles

spot_img