[ad_1]
Washington —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan xaaladda amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo ay ka dhaceen dagaallo beeleed iyo kuwa lala galay ururka al-Shabaab.
Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari).
[ad_2]
Read More

