[ad_1]
Kismaayo —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti ku ah xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda Soomaaliya Faysal Aadan Xasan.Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
[ad_2]
Read More

