25.2 C
New York

Wicitaanka Dhageystaha: Manhajka Ileys Af Soomaali

Published:


Ku soo dhowaada barnaamijka wicitaanka dhegaystaha, waxaa marti ku ah Nimco Nur oo ah macallim wax Af-Soomaaliga ka dhigta iskuullada dalka Finland, isla markaana ah qoraaga buugaagta manhajka Af-Soomaaliga ee Ileys Af Soomaali.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img