20.4 C
New York

Wicitaanka Dhageystaha: Aamina Xaaji Cilmi

Published:


Muqdisho — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay yihiin tacaddiyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka ku nool Soomaaliya.
Haddaba su’aalo arrintan la xiriira ayaa waxaa ka jawaabaya Aamina Xaaji Cilmi oo ah agaasimaha Ha’yadda Badbaadinta Haweenka iyo Dhallaanka ee Soomaaliya (SSWC), martina ku ah barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha. Nuur Bukhaari ayaa wareystay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img