23.9 C
New York

Wicitaanka Dhageystaha: Sida loo ilaalin karo luuqadda Soomaaliga

Published:

[ad_1]

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay sida loo ilaalin karo luuqadda Soomaaliga loogana hortagi karto inay tiranto. Waxaa marti ku ah Mustafa Cabdullaahi Fayruus oo ah bare jaamacadeed, cilmi baare iyo xeel-dheer Afka Soomaaliga ah. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img