London —
Hay'adda Amnesty International ayaa Arbacadii sheegtay in xukunnada dilka ah ee adduunka oo dhan ay sare u kaceen sanadka 2023-kii, isla markaana...
Hargeysa —
Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa shaaciyaye dadka ay u qabteen adeegga Kalyo Maydhista lixdii bilood ee u dambayey.Wariyaha VOA ee magalada...
Washington —
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa mar kale difaacay ciidamada ay dowladdiisu damacsantahay in ay u dirto dalka Haiti, isaga oo sheegay in...
Hargeysa —
Somaliland ayaa kordhisay la dagaalanka ka ganacsiga duur joogta iyadoo loo sameeyey ciidan u gaar ah arintas, sida uu warbahinta u sheegeen...
Taliska milatariga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay inaysan ku lug lahayn hawlgal la sheegay inuu ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag.Hadalkan...
Soomaaliya waxaa lagu tiriyaa waddamada ay xanuunnada dhimirku ku badan yihiin, dhibaatooyinka xasilloodi-darrada iyo baahida raagtay dartood.Haddaba qayb ka mid ah waraysi aanu...