25.8 C
New York

Somaliland oo kordhisay la-dagaalanka ka ganacsiga duur joogta

Published:


Hargeysa — 
Somaliland ayaa kordhisay la dagaalanka ka ganacsiga duur joogta iyadoo loo sameeyey ciidan u gaar ah arintas, sida uu warbahinta u sheegeen mas’uuliyiinta amniga, waxaana xarun lagu xanaaneeyo duurjoogta la sheegay inay ku jiraan in ka badan 100 xayawaan ah.Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img