27.8 C
New York

Xasan Sheekh oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Published:


Nairobi — 
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo xalay booqasho ku tagay xaafadda Soomaalida ee islii ee magaalada Nairobi ayaa bogaadiyay hormarka dhanka ganacsiga ee ay Soomaalid ka sameeyeen xaafaddaas.
Intisar Salah Hussein ayaa warbixintaan Nairobi kasoo dirtay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img