25 C
Mogadishu

Soomaaliland

Kaah oo joojiyey ololihii doorshada gobollada Bari ee Somaliland

Boorama —  Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah, ayaa sheegay inay ka baaqsadeen isku soo baxyadii taageerayaasha ururkiisa ay ka...

Dood: Doorka dhallinyarada ee doorashooyinka Somaliland

Hargeysa —  Maalmo kaliya ayaa ka haray doorashooyinka qaran ee Somaliland oo dhacaya 13-ka November. Haddaba kaalin intee le’eg ayey dhallinyaradu ku leeyihiin doorashada?...

Booliska Somaliland oo xiray dhallinyaro hub kaga qeybgalay ololaha doorashada

Hargeysa —  Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada...

Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani oo la ganaaxay

Hargeysa —  Guddiga Anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland, ayaa ganaax lacageed ku riday xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo urur siyaasadeedka Kaah. Guddiga ayaa xisbiyada iyo...

Saylici oo sheegay inuu taageerayo urur siyaasadeedka Barwaaqo

Boorama —  Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, oo muddo dheer ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inuu taageeri...

Wareysi: Ololaha Doorashooyinka Somaliland

Waxaa maalinti sideedaad galay ololaha doorashooyinka foodda innagu soo haya ee Somaliland, kuwaas oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxtinimada. Jimcihi shalay, isu-soo-baxyo waaweyn ayaa...

Bankiga Dhexe ee Somaliland oo isku dayaya in uu xakameeyo sicir-bararka

Hargeysa —  Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka...

Muuse Biixi oo daah-furay Machadka Tababarka duuliyenimada

Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta daah-furay aas-aaska Machadka Tababarka duuliyenimada iyo culuumta duulista hawadda, iyadoo intii xafladu socotay garnoonka caalamiga...

Somaliland: 28 kun fal dambiyeed oo dhacay sanad gudihiisa

Hargeysa —  Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay tirada fal dambiyeed iyo shilalkii gaari ee ay dad ku dhinteen 12-kii bilood ee lasoo dhaafay ka...

Xukuumadda Somaliland oo soo sartay amarro la xiriira doorashada

Hargeysa —  Xukuumadda Somaliland ayaa soo sartay go’aanno iyo amarro la xiriira sugidda amniga iyo habsami u socodka doorashada madaxnimo iyo midda xisbiyada ee...

Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Muuse Xassan Yuusuf

Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Muuse Xassan Yuusuf Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Muuse Xassan Yuusuf oo ah...

Ololaha Doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ay wehelinayaan Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta madaarka magaalada Hargeysa ka soo dejiyey waraaqaha codbixinta...

Recent articles