27.7 C
New York

Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani oo la ganaaxay

Published:


Hargeysa — 
Guddiga Anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland, ayaa ganaax lacageed ku riday xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo urur siyaasadeedka Kaah.
Guddiga ayaa xisbiyada iyo ururkaba ku eedeeyay in ay jabiyeen xeerarkii loo dajiyay habsami u socodka doorashada.Warbixintan waxaa innoo haya Cabdulqadir Maxamed Mursal.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img